caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Balad البلد

20 aayadood · Makka · kala horreynta soo dejinta 35

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ لَآ أُقْسِمُ بِهَٰذَا ٱلْبَلَدِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Waxaan ku dhaartay magaaladan (Makkah ee xurmadda leh).

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

وَأَنتَ حِلٌّۢ بِهَٰذَا ٱلْبَلَدِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Waa kuu xalaal (Nabiyow inaad saacad ku dagaallanto) magaaladan [1] (aad horey u degganeyd).

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

وَوَالِدٍ وَمَا وَلَدَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Waa igu waalidka (Ibraahiim) iyo wiilkiisa 'Ismaaciil' [2].

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

لَقَدْ خَلَقْنَا ٱلْإِنسَٰنَ فِى كَبَدٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Waxaan abuurnay aadmiga isagoo dhib iyo howl (kala kulmi nolosha adduunka).

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

أَيَحْسَبُ أَن لَّن يَقْدِرَ عَلَيْهِ أَحَدٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub5. Ma wuxuu moodaa inaysan cidna awood ku dul lahayn?

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

يَقُولُ أَهْلَكْتُ مَالًا لُّبَدًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub6. Wuxuu leeyahay (isagoo ku faani): Waxaan lumiyey maal tiro badan.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

أَيَحْسَبُ أَن لَّمْ يَرَهُۥٓ أَحَدٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub7. Ma wuxuu moodaa inaysan cidna arag?

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

أَلَمْ نَجْعَل لَّهُۥ عَيْنَيْنِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub8. Miyaannaan u yeelin labo indhood?.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

وَلِسَانًا وَشَفَتَيْنِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub9. Iyo carrab iyo labo bishimood?

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

وَهَدَيْنَٰهُ ٱلنَّجْدَيْنِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub10. oo aan tusin labada jidood (khayrka iyo sharka)?.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

فَلَا ٱقْتَحَمَ ٱلْعَقَبَةَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub11. Ee muu ka gudbo jidka buurta ah?

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا ٱلْعَقَبَةُ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub12. Maxaa ku ogeysiiyey (waxa looga gudbo) jidka buurta ah?

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

فَكُّ رَقَبَةٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub13. Waa addoon la xoreeyo.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

أَوْ إِطْعَٰمٌ فِى يَوْمٍ ذِى مَسْغَبَةٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub14. Ama siinta cunno maalin gaajo (abaar) jirto.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

يَتِيمًا ذَا مَقْرَبَةٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub15. Agoon kuu dhow.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

أَوْ مِسْكِينًا ذَا مَتْرَبَةٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub16. Ama miskiin dhulka yaal.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

ثُمَّ كَانَ مِنَ ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ وَتَوَاصَوْا۟ بِٱلصَّبْرِ وَتَوَاصَوْا۟ بِٱلْمَرْحَمَةِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub17. Haddana ka mid ah kuwa (Xaqa) rumeeyey, oo iskula dardaarma sugnaanta iyo samirka, oo (sidoo kale) iskula dardaarma naxariista (iyo is jeclaanta).

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

أُو۟لَٰٓئِكَ أَصْحَٰبُ ٱلْمَيْمَنَةِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub18. Waa kuwaas qolada Midigta (Jannada).

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

وَٱلَّذِينَ كَفَرُوا۟ بِـَٔايَٰتِنَا هُمْ أَصْحَٰبُ ٱلْمَشْـَٔمَةِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub19. Kuwase ku gaalooba Aayadahayaga waa kuwaas qolada Bidixda (ehlu Naarka).

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

عَلَيْهِمْ نَارٌ مُّؤْصَدَةٌۢ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub20. Waxaa lagu dabooli dushooda Naar (dab aan dameyn ah).

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70