وَأَنتَ حِلٌّۢ بِهَٰذَا ٱلْبَلَدِ Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Waa kuu xalaal (Nabiyow inaad saacad ku dagaallanto) magaaladan [1] (aad horey u degganeyd).