caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Balad, aayadda 6

Makka · kala horreynta soo dejinta 35 · 90:6

يَقُولُ أَهْلَكْتُ مَالًا لُّبَدًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub6. Wuxuu leeyahay (isagoo ku faani): Waxaan lumiyey maal tiro badan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70