Suuradda At-Tin التين
8 aayadood · Makka · kala horreynta soo dejinta 28
بِّسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ وَٱلتِّينِ وَٱلزَّيْتُونِ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Waxaan ku dhaartay Tiinka iyo Zaytuunka [1].
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
وَطُورِ سِينِينَ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Iyo Buurta Siinaay [2].
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
وَهَٰذَا ٱلْبَلَدِ ٱلْأَمِينِ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Iyo magaaladan Aaminka ah 'Makkah' [3],
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
لَقَدْ خَلَقْنَا ٱلْإِنسَٰنَ فِىٓ أَحْسَنِ تَقْوِيمٍ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Waxaan dhab ahaan u abuurnay Aadmiga qaab kan u wanaagsan.
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
ثُمَّ رَدَدْنَٰهُ أَسْفَلَ سَٰفِلِينَ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub5. Misna waxaan u celinnay hooseeyayaasha kan u hooseeya [4].
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ وَعَمِلُوا۟ ٱلصَّٰلِحَٰتِ فَلَهُمْ أَجْرٌ غَيْرُ مَمْنُونٍ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub6. Kuwase (Xaqa) rumeeyey oo samaha fala, waxay leeyihiin jar aan weligi go’ynin (Janno).
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
فَمَا يُكَذِّبُكَ بَعْدُ بِٱلدِّينِ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub7. Maxaa kugu xamaabri (aadmigow) inaad beeniso arrinka is abaal marinta (Aakhiro)?
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
أَلَيْسَ ٱللَّهُ بِأَحْكَمِ ٱلْحَٰكِمِينَ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub8. Sow ma aha Alle Kan u wanaagsan inta wax xukunta [5]?
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
→