caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ash-Sharh الشرح

8 aayadood · Makka · kala horreynta soo dejinta 12

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ أَلَمْ نَشْرَحْ لَكَ صَدْرَكَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Miyaanaan kuu waasicinnin (Nabi Muxammadow) laabtaada?

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

وَوَضَعْنَا عَنكَ وِزْرَكَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Oo sidaa kaaga dejin culeyskii ku saarnaa [1],

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

ٱلَّذِىٓ أَنقَضَ ظَهْرَكَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Kaasoo cusleeyey dhabarkaaga,

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

وَرَفَعْنَا لَكَ ذِكْرَكَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Oo aanaan kor yeelin meeqaankaaga?

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

فَإِنَّ مَعَ ٱلْعُسْرِ يُسْرًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub5. Xaqiiq, dhibka waxaa la socda faraj.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

إِنَّ مَعَ ٱلْعُسْرِ يُسْرًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub6. Xaqiiq, waxaa dhibka la socda faraj.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

فَإِذَا فَرَغْتَ فَٱنصَبْ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub7. Ee markaad bogto (salaadda) ku dadaal duceysiga (iyo Alle ammaanka iyo Xuskiis).

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

وَإِلَىٰ رَبِّكَ فَٱرْغَب

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub8. Xagga Rabbigaa (keliyana) wax ka rajee.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70