caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda At-Tin, aayadda 7

Makka · kala horreynta soo dejinta 28 · 95:7

فَمَا يُكَذِّبُكَ بَعْدُ بِٱلدِّينِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub7. Maxaa kugu xamaabri (aadmigow) inaad beeniso arrinka is abaal marinta (Aakhiro)?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70