caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda At-Tin, aayadda 4

Makka · kala horreynta soo dejinta 28 · 95:4

لَقَدْ خَلَقْنَا ٱلْإِنسَٰنَ فِىٓ أَحْسَنِ تَقْوِيمٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Waxaan dhab ahaan u abuurnay Aadmiga qaab kan u wanaagsan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70