caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda At-Taariq الطارق

17 aayadood · Makka · kala horreynta soo dejinta 36

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ وَٱلسَّمَآءِ وَٱلطَّارِقِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Waxaan ku dhaartay samada iyo Xiddigga guura.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا ٱلطَّارِقُ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Maxaa ku ogeysiiyey waxa uu xiddiga guura) yahay?

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

ٱلنَّجْمُ ٱلثَّاقِبُ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Waa xiddiggaa iftiinka badan.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

إِن كُلُّ نَفْسٍ لَّمَّا عَلَيْهَا حَافِظٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Ma jirto naf aanu kor joogin ilaaliye (malag).

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

فَلْيَنظُرِ ٱلْإِنسَٰنُ مِمَّ خُلِقَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub5. Ee ha fiiriyo qofka waxa laga abuuray.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

خُلِقَ مِن مَّآءٍ دَافِقٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub6. Waxaa laga abuuray biyo horay u soo booda.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

يَخْرُجُ مِنۢ بَيْنِ ٱلصُّلْبِ وَٱلتَّرَآئِبِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub7. Oo ka yimaada dhabarka iyo feeraha dhexdood,

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

إِنَّهُۥ عَلَىٰ رَجْعِهِۦ لَقَادِرٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub8. Hubaal (Alle) wuu Karaa inuu u soo celiyo nolosha (dhimasho kaddib).

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

يَوْمَ تُبْلَى ٱلسَّرَآئِرُ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub9. Maalinta waxyaalaha qarsoon iyo siraha la soo bandhigi (xaqiiqdooda).

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

فَمَا لَهُۥ مِن قُوَّةٍ وَلَا نَاصِرٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub10. Ma leh (gaalku Maalintaas) xoog ama wax u soo gargaara midna.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

وَٱلسَّمَآءِ ذَاتِ ٱلرَّجْعِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub11. Waxaan ku dhaartay cirka leh roobka soo noqnoqda.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

وَٱلْأَرْضِ ذَاتِ ٱلصَّدْعِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub12. Iyo dhulka dil-dillaaca badan (ee soo saara dhirta iyo daaqa),

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

إِنَّهُۥ لَقَوْلٌ فَصْلٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub13. Xaqiiq, kani (Qur'aanku) waa hadal cad oo kala saara (xaqa iyo baadilka).

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

وَمَا هُوَ بِٱلْهَزْلِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub14. Oo ma aha dhayal (dheel).

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

إِنَّهُمْ يَكِيدُونَ كَيْدًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub15. Xaqiiq (gaaladu) wax bay dhagri oo qorsheyn.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

وَأَكِيدُ كَيْدًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub16. Aniguna (sidoo kale) Waxaan qorsheyn qorshe.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

فَمَهِّلِ ٱلْكَٰفِرِينَ أَمْهِلْهُمْ رُوَيْدًۢا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub17. Ee u sug gaalada: Daa wax yar.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70