caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda At-Taariq, aayadda 17

Makka · kala horreynta soo dejinta 36 · 86:17

فَمَهِّلِ ٱلْكَٰفِرِينَ أَمْهِلْهُمْ رُوَيْدًۢا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub17. Ee u sug gaalada: Daa wax yar.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70