caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Qaari'a القارعة

11 aayadood · Makka · kala horreynta soo dejinta 30

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ ٱلْقَارِعَةُ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1.Garaacdada (qalbiyada waa Qiyaamada).

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

مَا ٱلْقَارِعَةُ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Maxay tahay Garaacdadu?.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا ٱلْقَارِعَةُ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Maxaa ku ogeysiiyeyna waxay tahay Garaacdadu?

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

يَوْمَ يَكُونُ ٱلنَّاسُ كَٱلْفَرَاشِ ٱلْمَبْثُوثِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Waa Maalintay dadku noqon sida baalallay kala firdhay.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

وَتَكُونُ ٱلْجِبَالُ كَٱلْعِهْنِ ٱلْمَنفُوشِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub5. Oo buurahu noqon sida cudbi la dhilay.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

فَأَمَّا مَن ثَقُلَتْ مَوَٰزِينُهُۥ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub6. Qofka miisaankiisa (camallada wanaagsan) uu culeys yahay.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

فَهُوَ فِى عِيشَةٍ رَّاضِيَةٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub7. Wuxuu ku noolaan nolol barwaaqo iyo farxad leh oo raalli lagu yahay (Janno).

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

وَأَمَّا مَنْ خَفَّتْ مَوَٰزِينُهُۥ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub8. Qofkase uu miisaankiisa (camallada wanaagsan) fudeyd yahay.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

فَأُمُّهُۥ هَاوِيَةٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub9. Hoygiisu waa Haawiya.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا هِيَهْ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub10. Maxaa ku ogeysiiyeyna waxay tahay?

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

نَارٌ حَامِيَةٌۢ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub11. (Waa) Naar kuleyl badan.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70