Suuradda At-Takaathur التكاثر
8 aayadood · Makka · kala horreynta soo dejinta 16
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ أَلْهَىٰكُمُ ٱلتَّكَاثُرُ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Waxaa idin shuqliya (dadow) adduun badsi (iyo isu faan).
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
حَتَّىٰ زُرْتُمُ ٱلْمَقَابِرَ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Ilaa aad siyaarataan qubuuraha (macnaha dhimataan oo la idinku aaso).
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
كَلَّا سَوْفَ تَعْلَمُونَ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Mayee! Waad ogaan doontaan.
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
ثُمَّ كَلَّا سَوْفَ تَعْلَمُونَ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Misna, mayee! Waad ogaan doontaan.
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
كَلَّا لَوْ تَعْلَمُونَ عِلْمَ ٱلْيَقِينِ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub5. Mayee! haddaad og tihiin ogaansho dhab ah.
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
لَتَرَوُنَّ ٱلْجَحِيمَ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub6.Waxaad hubaal arki Naarta ololka badan.
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
ثُمَّ لَتَرَوُنَّهَا عَيْنَ ٱلْيَقِينِ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub7. Markaas waxaad u ark si yaqiin leh.
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
ثُمَّ لَتُسْـَٔلُنَّ يَوْمَئِذٍ عَنِ ٱلنَّعِيمِ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub8. Waxaana Maalintaa la idin weydiin Nicmooyinkii (Alle idinku galladeystay).
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
→