caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Qaari'a, aayadda 7

Makka · kala horreynta soo dejinta 30 · 101:7

فَهُوَ فِى عِيشَةٍ رَّاضِيَةٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub7. Wuxuu ku noolaan nolol barwaaqo iyo farxad leh oo raalli lagu yahay (Janno).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70