caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Faatiha الفاتحة

7 aayadood · Makka · kala horreynta soo dejinta 5

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Waxaan Ku billaabi Magaca Alle, Naxariistaha (Naxariis guud ahaaneed), Naxariista badan.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

ٱلْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلْعَٰلَمِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Ammaan idilkeed iyo mahad waxaa leh Allaah, Rabbiga uumanka.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Naxariistaha (Naxariis guud ahaaneed), Naxariista Badan [1].

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

مَٰلِكِ يَوْمِ ٱلدِّينِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Boqorka Maalinta Jaazeynta [2].

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub5. Adigoo Keliya baynu (Allow) ku caabudi, oo Adigoo Keliya baynu ku weydiisan kaalmo.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

ٱهْدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلْمُسْتَقِيمَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub6. Nagu hanuuni (oo sug) Jidka Toosan.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

صِرَٰطَ ٱلَّذِينَ أَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ غَيْرِ ٱلْمَغْضُوبِ عَلَيْهِمْ وَلَا ٱلضَّآلِّينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub7. Jidka kuwa aad u Nicmaysay [3], aan aheyn (jidka) kuwa loo cadhooday [4] iyo (jidka) kuwa lunsan midna [5].

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70