Suuradda Az-Zalzala الزلزلة
8 aayadood · Madiina · kala horreynta soo dejinta 93
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ إِذَا زُلْزِلَتِ ٱلْأَرْضُ زِلْزَالَهَا
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Marka arlada la gilgilo gilgilashadeeda daran (Qiyaamada).
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
وَأَخْرَجَتِ ٱلْأَرْضُ أَثْقَالَهَا
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Oo arladu soo bixiso culeysyadeeda (wixii ku aasnaa),
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
وَقَالَ ٱلْإِنسَٰنُ مَا لَهَا
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Aadmigu yidhaahdo: Maxay leedahay?
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
يَوْمَئِذٍ تُحَدِّثُ أَخْبَارَهَا
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Maalintaas waxay ka warrami akhbaarteeda.
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
بِأَنَّ رَبَّكَ أَوْحَىٰ لَهَا
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub5. Inuu Rabbigaa u waxyooday darteed.
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
يَوْمَئِذٍ يَصْدُرُ ٱلنَّاسُ أَشْتَاتًا لِّيُرَوْا۟ أَعْمَٰلَهُمْ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub6. Maalintaas dadku wuxuu u soo dareeri rac rac si loo tusiyo 'jazaha' acmaashooda.
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
فَمَن يَعْمَلْ مِثْقَالَ ذَرَّةٍ خَيْرًا يَرَهُۥ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub7. Ee qofkii fala samaan le’eg saxar wuu arki,
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
وَمَن يَعْمَلْ مِثْقَالَ ذَرَّةٍ شَرًّا يَرَهُۥ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub8. Qofkii falana xumaan le’eg saxar wuu arki.
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
→