Suuradda Al-Maa'un الماعون
7 aayadood · Makka · kala horreynta soo dejinta 17
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ أَرَءَيْتَ ٱلَّذِى يُكَذِّبُ بِٱلدِّينِ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Ka warran kan beeniya is abaal marinta (Aakhiro).
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
فَذَٰلِكَ ٱلَّذِى يَدُعُّ ٱلْيَتِيمَ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Kaasu waa kan ula dhaqma agoonta si qallafsan [1].
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
وَلَا يَحُضُّ عَلَىٰ طَعَامِ ٱلْمِسْكِينِ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Oo aan ku dhiirra gelin (dadka) quudinta miskiinka [2].
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
فَوَيْلٌ لِّلْمُصَلِّينَ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Waxaa hoog leh kuwaa tukada (munaafiqiinta ah),
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
ٱلَّذِينَ هُمْ عَن صَلَاتِهِمْ سَاهُونَ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub5. Ee ka dhoohan salaaddooda (ka dib dhiga waqtiyadooda).
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
ٱلَّذِينَ هُمْ يُرَآءُونَ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub6. Kuwaasoo u fala (samaha) si loo arko.
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
وَيَمْنَعُونَ ٱلْمَاعُونَ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub7. U diida (dadka) maacuunta (waxyaalaha yar yar ee laysugu kaalmeeyo, zako iyo sadaqo iyaga warkoodba daaye).
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
→