Suuradda Al-Kawthar الكوثر
3 aayadood · Makka · kala horreynta soo dejinta 15
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ إِنَّآ أَعْطَيْنَٰكَ ٱلْكَوْثَرَ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Waxaanu xaqiiq ku siinnay (Nabi Muxammadow) Al-Kawthar (webi ah Jannada iyo khayr tiro badan).
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
فَصَلِّ لِرَبِّكَ وَٱنْحَرْ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Ee u tuko Rabbigaa Dartiis, (oo u) gawrac xoolo (adigoo Isaga Keliya Magaciisa ku xusi, uguna dhowaan).
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
إِنَّ شَانِئَكَ هُوَ ٱلْأَبْتَرُ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3.Hubaal nacabkaaga waa kan cidhib go’i [1].
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
→