Suuradda Quraish قريش
4 aayadood · Makka · kala horreynta soo dejinta 29
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ لِإِيلَٰفِ قُرَيْشٍ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Caadeysigii Quraysh darteed.
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
إِۦلَٰفِهِمْ رِحْلَةَ ٱلشِّتَآءِ وَٱلصَّيْفِ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Ay ka caada yeesheen safarka xagaaga iyo jilaalka (si nabdoonaan ah ganacsiga).
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
فَلْيَعْبُدُوا۟ رَبَّ هَٰذَا ٱلْبَيْتِ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Ee ha caabudeen Rabbiga Baytkan (Kacbada Makkah ku taal).
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
ٱلَّذِىٓ أَطْعَمَهُم مِّن جُوعٍ وَءَامَنَهُم مِّنْ خَوْفٍۭ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Kaasoo ka quudiyey gaajo, kana aamin yeelay cabsi.
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
→