وَيَمْنَعُونَ ٱلْمَاعُونَ Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub7. U diida (dadka) maacuunta (waxyaalaha yar yar ee laysugu kaalmeeyo, zako iyo sadaqo iyaga warkoodba daaye).