caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Maa'un, aayadda 1

Makka · kala horreynta soo dejinta 17 · 107:1

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ أَرَءَيْتَ ٱلَّذِى يُكَذِّبُ بِٱلدِّينِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Ka warran kan beeniya is abaal marinta (Aakhiro).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70