caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Humaza الهمزة

9 aayadood · Makka · kala horreynta soo dejinta 32

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ وَيْلٌ لِّكُلِّ هُمَزَةٍ لُّمَزَةٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Hoog waxaa leh dure kasta, wax xanta.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

ٱلَّذِى جَمَعَ مَالًا وَعَدَّدَهُۥ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Kaasoo maal ururiya oo u heysta sahay ahaan (aanse ka bixin xaqa lagu leeyahay: sakada, iwm);

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

يَحْسَبُ أَنَّ مَالَهُۥٓ أَخْلَدَهُۥ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Wuxuu moodaa in maalkiisu waarin.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

كَلَّا لَيُنۢبَذَنَّ فِى ٱلْحُطَمَةِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Mayee! Waxaa lagu tuuri burburisada.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا ٱلْحُطَمَةُ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub5. Maxaa ku ogeysiiyeyna waxay burburisadu tahay?

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

نَارُ ٱللَّهِ ٱلْمُوقَدَةُ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub6. Waa Naar Alle oo la huriyey.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

ٱلَّتِى تَطَّلِعُ عَلَى ٱلْأَفْـِٔدَةِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub7. Ee kor ugu baxda quluubta dushooda (iyadoo gubeysa),

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

إِنَّهَا عَلَيْهِم مُّؤْصَدَةٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub8. Waxaa lagaga xidhi dusha (gaalada).

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

فِى عَمَدٍ مُّمَدَّدَةٍۭ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub9. Tiirar la taagay dhexdood.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70