caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Humaza, aayadda 2

Makka · kala horreynta soo dejinta 32 · 104:2

ٱلَّذِى جَمَعَ مَالًا وَعَدَّدَهُۥ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Kaasoo maal ururiya oo u heysta sahay ahaan (aanse ka bixin xaqa lagu leeyahay: sakada, iwm);
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70