Suuradda Al-Fil الفيل
5 aayadood · Makka · kala horreynta soo dejinta 19
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ أَلَمْ تَرَ كَيْفَ فَعَلَ رَبُّكَ بِأَصْحَٰبِ ٱلْفِيلِ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Mawaadan ogaan sida Rabbigaa u galay qoladii maroodiga?
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
أَلَمْ يَجْعَلْ كَيْدَهُمْ فِى تَضْلِيلٍ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Sow kama uu dhigin dhagartoodii wax dhumay (ku dhammaaday jab iyo jah wareer),
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
وَأَرْسَلَ عَلَيْهِمْ طَيْرًا أَبَابِيلَ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Oo ku soo dirin shimbiro guutoooyin ah,
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
تَرْمِيهِم بِحِجَارَةٍ مِّن سِجِّيلٍ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Ku soo ganeysa dhagaxyo dhoobo la kululeeyey ah,
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
فَجَعَلَهُمْ كَعَصْفٍ مَّأْكُولٍۭ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub5. Markaas ka yeelay sidii bal la daaqay?
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
→