caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Asr العصر

3 aayadood · Makka · kala horreynta soo dejinta 13

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ وَٱلْعَصْرِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Waxaan ku dhaartay waqtiga.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

إِنَّ ٱلْإِنسَٰنَ لَفِى خُسْرٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Hubaal Aadmigu wuxuu ku sugan yahay khasaaro dhan.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ وَعَمِلُوا۟ ٱلصَّٰلِحَٰتِ وَتَوَاصَوْا۟ بِٱلْحَقِّ وَتَوَاصَوْا۟ بِٱلصَّبْرِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Kuwa (Xaqa) rumeeyey mooyee oo samaha fala, ee isu dardaraama Xaqa (iyo caddaalad falka), isuna dardaarama sabarka (iyo sugnaanta).

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70