Suuradda An-Naas الناس
6 aayadood · Makka · kala horreynta soo dejinta 21
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلنَّاسِ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Dheh: Waxaan ka magan galayaa Rabbiga dadka.
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
مَلِكِ ٱلنَّاسِ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Boqorka dadka.
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
إِلَٰهِ ٱلنَّاسِ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Ilaaha dadka.
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
مِن شَرِّ ٱلْوَسْوَاسِ ٱلْخَنَّاسِ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Sharka waswaasiyaha (sheydaanka) soo noqnoqodka badan.
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
ٱلَّذِى يُوَسْوِسُ فِى صُدُورِ ٱلنَّاسِ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub5. Kaasoo waswaasiya laabaha dadka.
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
مِنَ ٱلْجِنَّةِ وَٱلنَّاسِ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub6. (Shaydaankaa) oo jin iyo dadba leh.
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
→