caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Falaq الفلق

5 aayadood · Makka · kala horreynta soo dejinta 20

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلْفَلَقِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Dheh: Waxaan ka magan galayaa Rabbiga oogga (dillaacsha, waa Alle'e),

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

مِن شَرِّ مَا خَلَقَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Sharka wuxuu abuuray;

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Iyo sharka habeenka mugdiga badan markuu mugdigiisa daboolo (samada iyo arlada dhexdooda).

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّٰثَٰتِ فِى ٱلْعُقَدِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Iyo sharka kuwa wax ku tufa guntimaha (saaxirooyinka iyo sixiroolayaasha).

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub5. Iyo sharka xaasidka markuu wax xasdo.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70