caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Masad المسد

5 aayadood · Makka · kala horreynta soo dejinta 6

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ تَبَّتْ يَدَآ أَبِى لَهَبٍ وَتَبَّ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Ha hoogeen labada gacmood ee Abuu-Lahab [1], hoogyeyna [2].

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

مَآ أَغْنَىٰ عَنْهُ مَالُهُۥ وَمَا كَسَبَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Waxna uma tarin maalkiisa iyo wuxuu kasbaday.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

سَيَصْلَىٰ نَارًا ذَاتَ لَهَبٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Wuxuu geli oo ku guban Naar olol badan.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

وَٱمْرَأَتُهُۥ حَمَّالَةَ ٱلْحَطَبِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Iyo marwadiisuba, xaabo siddada ah, (xanta, xinta iyo dirdirada badan),

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

فِى جِيدِهَا حَبْلٌ مِّن مَّسَدٍۭ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub5. Qoorteeda waxaa la yeeli xadhig adag xaskul la soohay (oo Naar) ah.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70