caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Masad, aayadda 4

Makka · kala horreynta soo dejinta 6 · 111:4

وَٱمْرَأَتُهُۥ حَمَّالَةَ ٱلْحَطَبِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Iyo marwadiisuba, xaabo siddada ah, (xanta, xinta iyo dirdirada badan),
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70