Suuradda Al-Ikhlaas الإخلاص
4 aayadood · Makka · kala horreynta soo dejinta 22
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ قُلْ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Dheh: Allaah waa Mid Keliya [1].
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Allaah waa Sayidka Deeqtoon [2].
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Ma dhalin [3], lamana dhalin [4].
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
وَلَمْ يَكُن لَّهُۥ كُفُوًا أَحَدٌۢ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Mana jiro axad u dhigma [5].
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
→