caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Nasr النصر

3 aayadood · Madiina · kala horreynta soo dejinta 114

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ إِذَا جَآءَ نَصْرُ ٱللَّهِ وَٱلْفَتْحُ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Markuu yimaado Gargaarka Alle iyo guusha (Furashada Makkah).

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

وَرَأَيْتَ ٱلنَّاسَ يَدْخُلُونَ فِى دِينِ ٱللَّهِ أَفْوَاجًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Oo aad aragto dadka oo u soo galaya diinta Alle (Islaamka) rac-rac (kooxo),

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

فَسَبِّحْ بِحَمْدِ رَبِّكَ وَٱسْتَغْفِرْهُ إِنَّهُۥ كَانَ تَوَّابًۢا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Markaas ku tasbiixso Ammaanaha Rabbigaa, weydiisona Denbi Dhaaf. Hubaal Alle waa Tawbad aqbal Badane.

Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →

Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70