caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Falaq, aayadda 3

Makka · kala horreynta soo dejinta 20 · 113:3

وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Iyo sharka habeenka mugdiga badan markuu mugdigiisa daboolo (samada iyo arlada dhexdooda).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70