Suuradda Al-Kaafiroon الكافرون
6 aayadood · Makka · kala horreynta soo dejinta 18
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ قُلْ يَٰٓأَيُّهَا ٱلْكَٰفِرُونَ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Dheh: Gaalooy.
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
لَآ أَعْبُدُ مَا تَعْبُدُونَ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Anigu ma caabudayo waxaad caabudeysaan,
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
وَلَآ أَنتُمْ عَٰبِدُونَ مَآ أَعْبُدُ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Idinkuna ma caabuddaan Kaan Anigu caabudo (Alle Keliya).
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
وَلَآ أَنَا۠ عَابِدٌ مَّا عَبَدتُّمْ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Anigu ma caabudayo waxaad idinku caabudeysaan (oo ilaahyo been ah).
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
وَلَآ أَنتُمْ عَٰبِدُونَ مَآ أَعْبُدُ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub5. Idinkuna ma caabuddaan Kaan anigu caabudo (Alle Weyne kor ahaaye).
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
لَكُمْ دِينُكُمْ وَلِىَ دِينِ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub6.Waxaad leedihiin diintiinna (camalkiinna), aniguna waxaa leeyahay diinteyda (camalkeyga, oo barii baan idinka ahay).
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
→