caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Kaafiroon, aayadda 2

Makka · kala horreynta soo dejinta 18 · 109:2

لَآ أَعْبُدُ مَا تَعْبُدُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Anigu ma caabudayo waxaad caabudeysaan,
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70