caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Kaafiroon, aayadda 6

Makka · kala horreynta soo dejinta 18 · 109:6

لَكُمْ دِينُكُمْ وَلِىَ دِينِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub6.Waxaad leedihiin diintiinna (camalkiinna), aniguna waxaa leeyahay diinteyda (camalkeyga, oo barii baan idinka ahay).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70