caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda At-Takaathur, aayadda 8

Makka · kala horreynta soo dejinta 16 · 102:8

ثُمَّ لَتُسْـَٔلُنَّ يَوْمَئِذٍ عَنِ ٱلنَّعِيمِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub8. Waxaana Maalintaa la idin weydiin Nicmooyinkii (Alle idinku galladeystay).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70