caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Kawthar, aayadda 2

Makka · kala horreynta soo dejinta 15 · 108:2

فَصَلِّ لِرَبِّكَ وَٱنْحَرْ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Ee u tuko Rabbigaa Dartiis, (oo u) gawrac xoolo (adigoo Isaga Keliya Magaciisa ku xusi, uguna dhowaan).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70