Suuradda Al-Qadr القدر
5 aayadood · Makka · kala horreynta soo dejinta 25
بِّسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ إِنَّآ أَنزَلْنَٰهُ فِى لَيْلَةِ ٱلْقَدْرِ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Waxaanu xaqiiq soo dejinnay (Qur’aanka) habeenka Qadarka.
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا لَيْلَةُ ٱلْقَدْرِ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Maxaa ku ogeysiiyey wuxuu habeenka Qadarku yahay?
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
لَيْلَةُ ٱلْقَدْرِ خَيْرٌ مِّنْ أَلْفِ شَهْرٍ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Habeenka Qadarku wuxuu ka khayr badan yahay kun bilood [1].
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
تَنَزَّلُ ٱلْمَلَٰٓئِكَةُ وَٱلرُّوحُ فِيهَا بِإِذْنِ رَبِّهِم مِّن كُلِّ أَمْرٍ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Malaa’igta iyo Jabriil baa la soo dega (habeenkaa) Idanka Rabbigood arrin walba oo xukun ah,
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
سَلَٰمٌ هِىَ حَتَّىٰ مَطْلَعِ ٱلْفَجْرِ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub5. Nabad weeye (habeenkaa) ilaa waagu ka baryo [2].
Eeg dhammaan turjumaadaha aayaddan →
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
→