caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda As-Saaffaat, aayadda 103

Makka · kala horreynta soo dejinta 56 · 37:103

فَلَمَّآ أَسْلَمَا وَتَلَّهُۥ لِلْجَبِينِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub103. Markay hoggaansameen oo uu u dhigay dhabanka (si uu u gowraco).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70