caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Nooh, aayadda 10

Makka · kala horreynta soo dejinta 71 · 71:10

فَقُلْتُ ٱسْتَغْفِرُوا۟ رَبَّكُمْ إِنَّهُۥ كَانَ غَفَّارًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub10. Waxaan ku idhi: Ka barya denbi dhaaf Rabbigiin; waa Denbi Dhaaf Badane’e.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70