caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Nooh, aayadda 9

Makka · kala horreynta soo dejinta 71 · 71:9

ثُمَّ إِنِّىٓ أَعْلَنتُ لَهُمْ وَأَسْرَرْتُ لَهُمْ إِسْرَارًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub9. Markaasaan ula hadlay si kore, si hoosana waan ula hadlay oo wax ugu sheegay [2].
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70