caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-A'raaf, aayadda 202

Makka · kala horreynta soo dejinta 39 · 7:202

وَإِخْوَٰنُهُمْ يَمُدُّونَهُمْ فِى ٱلْغَىِّ ثُمَّ لَا يُقْصِرُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub202. Walaalahood se (dadka xun), waxay (shaydaammadu) u kordhiyaan habow, markaa innaba kama gaabiyaan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70