caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-A'raaf, aayadda 145

Makka · kala horreynta soo dejinta 39 · 7:145

وَكَتَبْنَا لَهُۥ فِى ٱلْأَلْوَاحِ مِن كُلِّ شَىْءٍ مَّوْعِظَةً وَتَفْصِيلًا لِّكُلِّ شَىْءٍ فَخُذْهَا بِقُوَّةٍ وَأْمُرْ قَوْمَكَ يَأْخُذُوا۟ بِأَحْسَنِهَا سَأُو۟رِيكُمْ دَارَ ٱلْفَٰسِقِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub145. Waxaan ugu qornay alwaaxda wacdi la xiriira wax kasta iyo faah faahinta waxyaalaha oo dhan ee ku qaado si sugnaansho leh, amarna qolodaada inay qaataan kan ugu wanaagsan. Waxaan idin tusi daarta caasiyaasha.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70