caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Qalam, aayadda 25

Makka · kala horreynta soo dejinta 2 · 68:25

وَغَدَوْا۟ عَلَىٰ حَرْدٍ قَٰدِرِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub25. Waxayna kallaheen subaxii hore iyagoo go’aansan inay (beerta) ka celiyaan (masaakiinta).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70