caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Qalam, aayadda 19

Makka · kala horreynta soo dejinta 2 · 68:19

فَطَافَ عَلَيْهَا طَآئِفٌ مِّن رَّبِّكَ وَهُمْ نَآئِمُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub19. Markaasaa waxaa uga yimid amar (dab) xagga Rabbigaa habeennimadii (oo beertii gubatay) intay hurdeen.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70