caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Najm, aayadda 38

Makka · kala horreynta soo dejinta 23 · 53:38

أَلَّا تَزِرُ وَازِرَةٌ وِزْرَ أُخْرَىٰ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub38. Inaan nafna naf kale denbigeeda qaadeyn (inuu gacan ka geysto maahee).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70