caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Najm, aayadda 2

Makka · kala horreynta soo dejinta 23 · 53:2

مَا ضَلَّ صَاحِبُكُمْ وَمَا غَوَىٰ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Saaxibkiin (Nabi Muxammad s.c.w.) ma ka habaabin (Jidka Toosan iyo hanuunka), (Xaqana) kama uusan lumin.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70