caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ar-Room, aayadda 12

Makka · kala horreynta soo dejinta 84 · 30:12

وَيَوْمَ تَقُومُ ٱلسَّاعَةُ يُبْلِسُ ٱلْمُجْرِمُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub12. Maalintay dhici Saacadda (Qiyaame) way quusan denbiilayaashu.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70