caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Muminoon, aayadda 64

Makka · kala horreynta soo dejinta 74 · 23:64

حَتَّىٰٓ إِذَآ أَخَذْنَا مُتْرَفِيهِم بِٱلْعَذَابِ إِذَا هُمْ يَجْـَٔرُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub64. Jeer markaan ku qabbanno kuwooda ladan ee ka mid ah cadaab [11], markaasay calaacalaan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70