caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Muminoon, aayadda 65

Makka · kala horreynta soo dejinta 74 · 23:65

لَا تَجْـَٔرُوا۟ ٱلْيَوْمَ إِنَّكُم مِّنَّا لَا تُنصَرُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub65. Ha calaacalina maanta! Hubaal idinku xaggayaga laydiin kama gargaaro’e.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70