وَلَقَدْ خَلَقْنَا ٱلْإِنسَٰنَ مِن سُلَٰلَةٍ مِّن طِينٍ Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub12. Waxaan dhab ahaan ka abuurnay Aadmiga wax laga soo soocay dhoobo.