caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Muminoon, aayadda 13

Makka · kala horreynta soo dejinta 74 · 23:13

ثُمَّ جَعَلْنَٰهُ نُطْفَةً فِى قَرَارٍ مَّكِينٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub13. Dabeeto ka yeellay (ka abuurnaa ilmaha Aadam) dhibic mani ah ku sugnaata gunta meel aamin ah (riximka).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70